Xildhibaan Mustaf Muqtaar Guudow oo horay u soo qabtay xilka gudoomiyaha Baarlamaanka KMG ahaa ee Soomaaliya xili ay is hayeen madaxweynihii xiligaas Cabdiqaasim Salaad iyo Gudoomiyihii sharciga ahaa ee xiligaas Cabdalla Deeroow Isaaq naxariistii Jano ALLAH hasiiyee ayaa haatan waxa uu abaabul ka wadaa magaalada Baydhabo kaasi oo ku aadan sidii Afar gobol ee kala ah Shabeelaha hoose,Bay, Bakool iyo Gedo maamul loogu samayn lahaa isla markaana gobolada kale ee KoonfurGalbeedna ay maamul ugu samaystaan kooxda duulaanka
Hadalkan kasoo yeeray Mustaf Muqtaar Guudow ayaa u muuqda mid inta badan ummaddu ay ilgaar ah ku eegayaan ayaa wariyeheena magaalada Baydhabo Cali Maykal waraysi la yeeshay Mustaf Muqtaar Guudoow Waraysigiina waxa uu u dhacay sidan
Daafeet.Com