Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay la filayay in magaalada Kismaayo lagu qabto shir looga gol lahaa in maamul ay leeyihiin beelaha Daarood laga abaabulo gudaha gobolada KoonfurGalbeed ee Soomaaliya ayaa haatan waxaa aad u muuqda in Riyadii ay qabeen kooxaha abaabulkaasi waday ay beenowday
Hadaba si aan faah faahi dheri ah uga helano waxa ka soconaya Magaalada Kismaayo ayaa waxaan wareysi la yeeshay Col.C/laahi Cabdow Giije oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee Gobolada Jubbooyinka.
Su,aasha ugu horeysa ee aan weydiiyey ayaa waxay ahayd waa side xaalada Amaan ee Magaalada Kismaayo?Wuxuuna ku jawaabay
Wareysi wararkii ugu dambeeyey ee Jubbooyinka