Xaalada amaanka iyo dhaqdhaaqa ganacsiga magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelaha hoose ayaa soo hagaagaya kadib kolkii ay dowlada xooga saartay sidii loo kala badbaadin lahaa shacab ku dhaqan magaalada iyo ciidanka dowlada.
Halkan ka dhegayso warbixin dhab ka hadal ah
Daafeet.Com