Malaaq Maxamed Yacquub oo tilmaamay in Hay'adaha samafalka ayan waxba u qaban reer Baydhabo

0
91

Malaaq Maxamed Yacquub Sheekh Deeroow oo ka mid ah malaaqyada Digil iyo Mirifle ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaabka hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ay ula dhaqmaan dadka barakacayaasha ah ee ku kala sugan meelo kala gedisan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya isagoo sidoo kalena hoosta ka xariiqay in barakacayaasha reer Baydhabo haba yaraatee ayan hay’aduhu wax u tarin 

Hadalkan kasoo yeeray malaaqa ayaa imaanaya iyadoo hay’adaha ka howlgala gobolka baay gaar ahaa caasimada magaalada Baydhabo ay qaab gaabis ah u wadaan howlaha loo edmaday ee samafaleed

 

Halkan ka dhagayso Waraysi uu Wariyeheena Cali Maykal la yeeshay Malaaq Maxamed Yacquub Sheekh DeeroowMalaaq-maxamed-yacquub-sheekh-deeroow1.mp3