Warar is khilaafsan ayaa waxa beryashan kasoo kala baxayeen qaybaha kala gedisan ee bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo kaasi oo ku aadan xil ka qaadistii lagu sameeyay Gudoomiyihii hore ee gobolka Baay Cabdifataax Maxamed Ibraahin Geeseey laguna magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosoow.
Hadaba si aan wax uga ogaano aaraada ay qabaan reer Baydhabo ayaa waxa uu wariyeheena ka waraystay arimahan taagan dhow qof oo reer baydhaba ah baydhabana jooga
Halkan ka dhegayso.Warbixin baydhabo