Madaxweynaha Dowlada federalka somaliya ayaa shaley waxaa uu la hadley idaacada Aljaziira ee fadhigeedu yahay Dalka Qadar halkaasoo ay suaalo badan ku weydinayeen dadkii kasoo qeyb galey wareysigaas oo isugu jirey Somali iyo Ajaanib waakan ee nala daawada.