Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ku celiyay Wasiirka Garsoorka sharci uu Baarlamaanku hor keenay

0
65

xildhinaadaBaarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu maanta dib u celiyay xeerar sedex ah oo Wasiirka wasaarada Garsoorka uu soo hordhigay xildhibaanada Baarlamaanka si ay u ansixiyaan hayeeshee dood dheer oo ay Xildhibaanadu yeesheen ka dib waxay isku raaceen is Wasaaradu ay soo bedesho guud ahaan shuruucdii ay rabtay in loo gudbiyo.

Halkan ka dhegayso doodii Xildhibaanada

bsharci