Gudoomiyaha Maamulka G/ka Bay Dr. Abdi Aadan Hoosow ayaa Farin u direy Jaaliyadaha Dadka Kasoo Jeeda Qowmiyada D& M in ay Kaalmo Deg deg ay lasoo gaaran Dadka ku dhibaataysan Isbitaalka Guud ee Magaalda Baydhabo Kuwaas oo aan Haysanin Daawo Ku filan islamarkaasna aysan Qabin Raashin ay Cunaan Hoos kadhagayso Gudoomiyaha Hadalkiisa.
Halkan ka dhegeyso