Maxakamada gobalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa waxay todobaadkan aad ugu mashquushay u garnaqida dadkii Guryaha horay ugu lahaa magaalada Muqdisho oo badankoodu ka maqnaa guryohooda tan iyo bilowgii dagaalkii Sokeeye iyo dadkii haystay guryahaasi oo qaarkooda ayba ku doodayaan inay in kabadan labaatan sano ay guryahaan lahaayeen oo ayna dhaxal u heleen.
Halkan ka dhegayso Warbixinta