Wafdi xildibaano ah oo shaley gelinkii dambe gaaray Magaalada Baydhabo

0
54

DSC02243Wafdi Xildibaano oo ka kooban 26 xubnood ayaa shaley gelinkii dambe soo gaarey Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Bay.

Wafdigan waxaa garoonka magaalada baydhabo si diiran ugu soo dhaweeyey Gudoomiyaha G/ka Bay Dr.Abdi Aadan Hoosow Mas’uuliyin katirsan Maamulka Degmada Baydhabo Saraakiisha Ciidamada Xooga dalka ee G/ka Bay Qeybaha kala duwan ee Ururada Bulshada.

Ugu horeyntii Gudoomiyaha Maamulka G/ka Bay ayaa sheegey in uu la dhacsan yahay wafdigaan xildibaanada Baarka Soomaliya asagoona soo bandhigay waxa uu qabtay Maamulkiisa tan iyo inta inta u jiro Mamulkiisa sida dib u heshiisin oo lafurey sida dad ayagu wax tabanaayey kuwaaso ugu ugu tagay gadhiyadooda taasoo muujinaysa in aan aniga ahay nin doonaya inshacabka aan kadhaadhiciyo waxa ay iga tabanayaan.

Gudoomiyaha G/ka Bay ayaa sidoo kale ku faanay Guulaha uu Maamulkiisa kagaaray dhismaha Ciidamda & howlgalada lagu aruurinaayay Ciidamo ayugu dhawaatan Tababar usoo dhaamday & lawareegista Degmooyin & Deegaano katirsan G/ka Bay Sida Degmada Buurhakaba ee G/ka Bay

Xildibaan SHeekh Aadan Max’ed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegey in ulajeedka baydhabo usoo gaaren ay tahay Xariirka kadhaxeeya Shacabka & Maamulka G/ka Bay ayna taasi tahay Mid Xaqiijinaysa Qaabka ayagu loo soo dhawaayey wuxuuna kula dardaarmay in Shacaka loogu baahanayahay in ay Nabada kashaqeeyaan

Sidoo kale waxaa halkaasi kahadlay Cabdi Mayoow Cole.Ruush ayaa sheegay in Xildibaanda Baarlamaanka ay ladhacsanyihiin dadaalada Odeyaasha dhaqanka digil I Mirifle Guga sha nabadeed ay dhigeen Magaalda Baydhabo ee Xarunta G/ka Bay Taasoo loogu hadlaayay Lixda Gobo lee Koonfurta Soomaliya.

DSC02225

DSC02244

DSC02262

DSC02263

DSC02326

DSC02347

DSC02243

 

 

Daafeet.Com