Ugaas Maxamed Yarow oo ka mid ah Hogaamiyayaasha dhaqanka Beesha Mariixaan ee reer guriga Gobolka Gedo ayaa isgaoo ku sugan magaalada Luuq waxuu si buuxda u qaadacay Shirka lagu taageerayo Maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka ee ka soconaya Magaalada Doolow eee Gobolka Gedo halkaasi oo ay ku kalan san yihiin Qaar ka mid ah Ugaasyada iyo Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed ee dega Gobolka Gedo.
Hadaba Su’aasha ugu horeysa ee aan weydiiyey Ugaas Maxamed Xasan Yarow ayaa waxay ahayd inuu sharaxaad kooban uu naga siiyo waxa uu ku diidan yahay shirka ka soconaya Degmada Doolow
waxaana uu yiri?