Shirkan ka soconaya Doolow ayaa waxaa ka qeyb galaya qaar ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed ee wada dega Gobolka Gedo inkastoo ay jiraan Ugaasyo iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Gedo oo ka soo horjeeda in xilligan la sameeyo Maamul Goboleedka Jubboland.
Hadaba si aan wax uga ogaano waxa ka soconaya Doolow iyo Cida ka qeyb gashey Shirkaasi ayaa waxaan su ‘aashan hordhignay Nabadoon Xuseen Aadan Warsame inuu sharaxaad naga siiyo ilaa iyo hadda halka ay wax marayaan kulankooda Doolow?
Wuxuuna ku jawaabay Nabadoonka
Nabadoon Xuseen Adenm Warsame oo ka mid ah Ergooyinka ka qeyb galaya Shirka Dolow