Dhegayso….Gudoomiyaha gobolka Gedo oo markii ugu horaysay ku faanay inay dagaalami karaan ciidankiisa iyadoo la socon ciidamo Itoobiyaan ah

0
49

maxamed-kaliilDagalkani oo ka dhacay Tuulada Birta dheer oo Garbahaarey u jirta ilaa 12km ayaa waxaa uu dhex marey Ciidamada Dowlada oo ay kaabayaan kuwa Ethopia iyo Dagaalyahanada Xarakada Alshabaab oo halkaasi fariisin ku lahaa,iyadoo dagaalkaasi oo socdey mudo ka badan ilaa 3 saacadood ayaa waxuu geystey khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac
Gudoomiyaha maamulka Dowlada ee gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo la hadlayey Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay weerarka ku qaadeen halka loo yaqaan birta-dheer oo 12-km Koonfur kaga beegan degmada Garbahaarey oo ay ku sugnaayeen xoogagga Al-shabaab ayna ka qabsadeen.
Isagoo sidoo kalena ku faanay inayan la socon ciidamada Itoobiya kolkii ay dagaalkaasi galayeen.

Halkan ka dhegayso

Maxamed Cabdi Kaliil (1)