Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa waxa ay maanta qoraal Ashtako ah u direen Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyagoo dacwo ah beelaha Asalka ah ee gobolka Shabeelada hoose oo maalmihii lasoo dhaafay ku diiday beelaha Hawiye inay ka mid noqdaan maamulada degmooyinka iyo kan gobolkooda ee Shabeelaha hoose.
Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa waxa sheeganayaa in beelaha hawiye ay gobolka Shabeelaha hoose wax ka degaan taasi oo ka yaabisay inta samaha jecel.
Hadaba qoraalkooda oo aan ka helnay nuqul ka mid ah ayaa sidan u qornaa