Ururuka Ardeyda Digil iyo Mirifle waxaa ey Tacsi u dirayaan eheladii uu ka geeryoodey Marxuun Hasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud

0
73

DMSADhammaan bahda DMSA oo kala jooga aduunka dacaladiisa, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan dhammaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Col. Hassan Mohamed Nuur (Shatigaduud) oo ku geeriyooday magaalada Frankford ee dalka Germany, waxaa ayna leeyihiin Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo Aamiin, Aamiin, Aamiin.
Dadka Tacsidan diraya oo kala ah:

Noor M Nunow (Arlaadi Abooshe)

Mohamed Hassan (Shanta)

Hanifa Mohamed (Qaali)

Mohamed Hassan (Baidoa Janay)

Abdi Deerow

Sahro Arlaadi

Ladan Qaali

Sacadiyo Macalin Salaad

Yonis

Maaxiye Abdinoor

Ashraf

Iyo qaar kaloo badan aan magacooda halkaan aan kusoo koobi Karin. Ardeya Digil iyo Mirifle meelkasta ay aduunka kajoogaan waxey ka naxeen geerida naxdinta badneys kutimid halyeegeyna.

 

Noor M Nunow