Nabadoon Xaad "Dad aan dalka xuquuq ku lahayn oo Diyaarado iyo Maraakiib lagu keenay oo dhul boob ah ayaa isugu tagay Kismaayo".

0
56

xaad1Nabadoon Maxamed Xasan Xaad Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka beelaha Hawiye ayaa ka hadlay arimaha siyaasadeed ee ka jira magaalada Kismayo iyo shirarka maamulka loogu samaynayo deegaanada Jubbooyinka.
Nabadoon Xaad ayaa sheegay in Kismaayo ay qabsadeen kooxo badan oo iskaga danbeeyay kooxdan Raaskamboonina ay tahay tan ugu liidata awood ahaan wuxuna sheegay kooxdii ugu xumayd iminka inay gacanta ku dhigtay degmada Kismaayo.
Nabadoon Xaad ayaa ka digay halkaasi inay ka dhacaan dagaalo sokeeye isla markaana ay Soomaaliya dib ugu laabato dagaaladii sokeeye ee laga soo gudbay.

Halkan ka dhegayso

xaad