Beesha Shiiqaal oo kasoo horjeestey Maamul u sameynta Jubaland

1
56

kismaayoowKulan ey ku yeesheen Magaalada Hoosingow ee gobolka Jubbada Hoose Beesha Sheekhaaleed ayay kaga hadleen arimaha maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo, ayay kaga soo horjeesteen shirka Maamulka loogu samaynayo Jubbooyinka.

Nabadoonka Beesha Sheekhaal oo Wareysi kooban siiyey warbaahin Muqdisho ayaa waxaa uu u dhacay sidan.

 

shiiqaal

 

1 COMMENT

  1. thz inta kahada shay bar naa mijkan sxb maxaan kuu jawaa baawa waxaa war kuu dha meysa zahra shiiqaasha aad ujeedana waxey leedaha jubooyinka bal adiga sheeg meeshuu daarood jubooyinka ku yeeshay mase lawa xaa fadood oo kis mayo laga dago aa dhul lagu yeeshaa taariikhada umada soo maaliyeed weey qoran tahay shiiqaal ilaa ithopia ay dhul kuleeda hay yaa dii dikara shiiqaal waa dakii idiin keenay dintan sharafta leh aad ku faa neysid ilaah ka sokowna umada aad u jeedid anaa hanoonka soomali ka dan beeye juboyikana waa dhulkeygi cidna agama he beysanaayi markaad bulsho ka dhax had leysid hadal kaada waa inuu ku kon ta ro lan yahay waxad sheegeysana eey yihiin waxaad taqaan

Comments are closed.