Aqooni waa furaha u sahla Aqoon yahanka fahamka dhacdooyinka uu fahamkoodu uu ku adag yahay kuwa Aqoonta ka aradan (Juhalada/Aqoon laawayaasha)sidaa si la mid ahna Aqoon yahanku waxa uu sii ifin karaa dhacdooyin la doonayo in laga digo amaba lagu booriyo Ruux ama Ummad si loogu daneeyo mustaqbalka halka Jaahilku aanu kari karin xalka xiliga uu la nool yahay mid soo socdana warkiisaba daaye.
Hadaba waxaa iga su’aal ah Aqoon yahan Aqoonta ka Abaaroobay maxaa lagu dabiibaa?
Jawaabta waxaan u daayay Akhristaha Sharafta mudan.
Halkan ka dhegayso