Dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee ku nool Dalka Mareykanka gaar ahaan Gobolka Mannesota iyo nawaaxigeeda lagu wargelinayaa inay kasoo qeyb galaan Tacsi, Duco iyo Baroordiiq loo sameynayo Allaha u naxariistee Marxuum Col Xasan Maxamed Nuur (Shaati-Gaduud) oo dhawaan ku geeryoodey Dalka Germalka.