Taariikhdu waa madal qoran oo aan marnaba been ka sheegin dhacdada waqtiga waxaana taariikhi loo bartaa in laga badbaado khaladaadkii uu Aadmigu soo maray ee ay taariikhdu ka sheekaysay.
Hadaba waxaa isweydiin leh Aqoon yahan Taariikheed oo aan waxba ka baran taariikhda misna isaga is burinaaya sida loogu kalsoonaan karo cilmigiisa!!!
Halkan ka dhegayso Maxamed Xaaji Mukhtaar Shalay
Halkan ka dhegayso Maxamed Xaaji Mukhtaar Maanta