Malaaq Deeroow Yacquul Afhayeenka Malaaqyada Digil iyo Mirifle ayaa sheegey in magalada baydhaba ey beryahan ka socdaan qaban qaabada shirka la doonayo in lagu dhiso Maamul ay yeeshaan lixda gobol ee la isku yiraahdo Koonfurta Soomaaliya.
Afhayeenka Deerow ayaa sheegay hakad inuu ku yimid baryihii ugu danbeeyay qaban qaabada Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya dhismihiisa kadib markii uu geeriyooday Siyaasigii Shaaki guduud.
Malaaq Deeroow ayaa sheegay iminka inay soconayso qaban qaabada Shirka wuxuna xusay wajiga koowaad ee shirkaasi inuu bilaaban dono 20 Bishan April ee aynu ku jirno.
Malaaqa ayaa wareysi siiyey mid ka mid ah warbaahinta somaliya wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan.
Daafeet.Com
MAASHAA ALAAAH MALAQYADA WAXAY NOO HAAYAAN SHAQO AAD U FİİCAN WAXAA LEEYAHAY NOOGA DHİCİYA DHULKENA CADOWGA HESTO WAXAY BİLAAWEEN İN XOOG WAX KU QAATAAAN TAAASNA MARNA SUURTA GAL MA AHAN WLH
Comments are closed.