Ciidamo gadoodsan oo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta jidgooyooyin dhigtay inta badan wadooyinka dhexmara magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka j/hoose.
Ciidamadan oo la sheegay in ay ka careeysanyihiin mushaar la’aan ayaa waxa ay jidgooyo dhigteen wadada aada Dakadda magaalada Kismaayo iyo Airportka, waxayna sidoo kale xireen ganacsigii iyo isusocodkii gaadiidka ee ka jiray magaalada.
Halkan ka dhegayso