Dhegayso…Roobab ka da'ay Baardheere oo xanibay isusocodka magaalada

0
57

baahi dheereRoobabkan ka da’ay Gudaha Degmada Baardheere iyo Qaar ka mid ah Tuullooyinka hoos yimaada ayaa ahaa kuwii ugu waqtiga badnaa ee ka da,a Deegaanka,tan iyo intii Roobabka Xilliga guga ay ka curteen dalka,iyadoo nool iyadoo dadka qaarkood ay Ka bexeen Guryahooda si ay Gabaad Fiican oo ay kaga okortaan Roobka u helaan.

 

Roobabkani oo ka da,ay degmada mudo ka badan ilaa 5 saacadood ayaa saameyn waxay ku yeesheen Dhaqdhaqaaqa dadka iyo Gaadiidka iyo weliba Goobahii ganacsiga,Suuqyada  iyo waxbarashada ,Roobabk ayaa watay daadad ku rogmadey guryo ku yaala Magaalada iyo kuwa kale oo ay Deganaayeen Dad Barakacayaal ah oo ku yaala duleedka Magaalada.

Halkan ka dhegayso

Roobab Xoog leh oo ka da,ay Magaalada Bardheere oo Sababay Barakaca Qoysas u badan danya,wadajirr (1)