Roobabka Xilliga guga ayaa waxay ka curteen inta badan gobolada KoonfurGalbeed ee dalka iyadoo caasimada gobolka Baay ee magaalada Baydhabana uu roobku ka da’ayay 24 saac ee lasoo dhaafay iyadoo uu saamayn badana ku yeesheen Dhaqdhaqaaqa dadka iyo Gaadiidka iyo weliba Goobahii ganacsiga,Suuqyada,xarumaha waxbarashada iyo guryihii ay degenaayeen dadka qaxootiga ku ah magaalada.
Si aynu wax badan uga ogaano ayaa wariyeheenu waxa uu waraystay Gudoomiyaha degmada Baydhabo.
Warbixinta Roobka
Waraysiga Gudoomiyaha