War Deg Deg Ah:- Qarax goor dhow ka dhacay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir

0
49

breaking nWar goor dhow eynu ka helney magalaada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax aad u xoogan uu ka dhacay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir Qaraxaas oo uu fuliyey Qof Naftiis hure ah oo kasoo jeeda Kooxda Alshabab.

Qaraxan oo ka dhacay gudaha Xarunta Gobolka Banaadir ayanan la ogeen qasaaraha uu geystay balse wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amaanka ay sameyeen ka hortagyo balaaran.

Warar waxaa uu intaasi ku darayaa kolkii uu Qaraxa dhacay ka dib in Rasaas aad u badan ay ka dhcay goodta uu qaraxa ka dhacay.

Ilaa iyo hada lama oga qaraasaha dhabta ah ee uu geystey qaraxaas iyo intii qof ee wax ku noqotay.

Wixii soo kordhaa dib ayaan idinku soo sheegi doonaa haduu alla idmo.

 

 

Daafeet.Com