Maamulka Gobolka shabeelaha hoose oo ah mid ka fog hishiiskii somalida ey dhawaan gaartey ayaad waxaa moodaa in dowlada federalka ey ka gaabsatey amaba eysan rabin iney ey wax ka qabato.
Sida eynu ka war heyno kal fadhiyo kala duwan oo ey yeesheen odey dhaqameedyada somaliyeed ayaa waxaa ey ku hishiyeen in dowalada ey sameysaneyso somaliya ey ahaato mid federal ah taasoo micnaheeda yahay in gobol kasta ama degmo kasta ey lahaato maamulkeeda ayna ka shaqeyso danaheeda taasoo aan looga dhaqmin koonfurta somaliya.
Waxaa kaloo ayana u baahan in la xuso xildhibaanada kasoo jeeda koorfur galbeed somaliya oo aan marnaba ka hadlin caqabada ka taagan Koonfurta Galbeed somaliya ayagoo mar walba ku mashquusan oo keliya lugooyada dhexdooda, waxaa suaalo la is weydiiyo ah xildhibaanada kasoo jeeda Koonfurta Galbeed eysan diyaar u eheyn iney ka hadlaan dhibta ka taagan koonfurta somaliya yaa u maqan oo ka hadli doona?
Shaxda aan halka idinkugu soo gudbin doono ayaad ka garan kartaan maaulka shabeelaha hoose magacyadooda iyo qabaailkooda iyo deegaanka ey kasoo jeedaan taasoo cadeyneysan in shabeelaha hoose maamulka ka jira uusan eheyn maamul waafuqsan Dastuurka Federlka somaliya taasoo loo baahan yahay in wax laga qabto lana waafujiyo Dastuurka.
Daafeet.Com
Waa wax llala yaabo … ee waxaan la yaabanahay dowldu dhibka jira ma aragto miyaa mise way iska yeel yeeli ……
.. waxaan ku hadlo maba garaneye ee xal alaha keeno
Comments are closed.