Maamulka Afgoi Action Council ayaa waxaa ay halkan tacsi ugu dariyaan eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryootey allaha u naxariistee Marxuumad Sahra Osman Ahmed Kuusow oo ku geeryootey magalada Toronto.
Marxuu,ada ayaa shaley gelinkii dambe lagu aasey Qabuuraha weyn ee lagu aaso Muslimiinta ee ku yaala magalada toronto.
Waxaa eyna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga siiyo eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryooteyna samir iyo iimaan ilah haka siiyo Janadii Fardowsana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.
Daafeet.Com