Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya Xasan Sheekh oo lagu direy Liiska 100 qof ee dunida ugu sameynta badan

0
76

xasanMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu daray liiska boqolka qof ee ugu Dunida ugu saameynta badan sanadka 2013.

Liis oo uu sanad kasta soo saaro wargayska Time ayuu madaxweynaha ka galay kaalinta 57-aad.

Sidoo kale, wuxuu noqday hoggaamiyaha shanaad ee ugu saameynta badan caalamka.

Xasan Sheekh Maxamuud waa madaxweynihii ugu horreeyay ee dowlad rasmi ah oo ay Soomaaliya leedahay hoggaamiya, tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Siyaad Barre.

Daafeet.Com