Waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden Sheekh Mursal Aadan Qaadi oo kamid ahaa odayaasha dadyowga koonfurgalbeed Soomaaliya ee dalka Sweden.
Sheekha oo xanuun yar uu lasoo darsay 2dii cisho ee ugu dambeysay ayaa ay dadka ka agdhawaa waxa ay baidoamedia u sheegeen inuusan hadana qabin xanuun weyn oo uu isbitaal la galay balse wakhtigiisii uu soo dhamaaday xili dambe oo xalay ah.
Sheekh Mursal ayaa waxa uu horay usoo noqday gudoomiyiha jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee dalka Itoobiya isaga oo sidoo kalena katirsanaa odayaasha jaaliyadda kahor intuusan gudoomiyaha ka noqon dalka Itoobiya.
Allaha u naxariistee Sheekh Mursal ayaa waxa uu ifka kaga tagay hal gabar iyo xaas. Guud ahaan xubnaha jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee dalka Sweden ayaa waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyooday Sheekha, waxa ayna sidoo kale Alle Subxaanahu Watacaalaa u weydiinayaan Sheekha inuu Janadii Fardowso ahayd ka waraabiyo Aamiin.
Tacsiyada ayaa waxaa dirayo guud ahaan jaaliyada Digil iyo Mirifle qaybaheeda kala duwan ee dalka Sweden gaar ahaan jaaliyadaha magaalooyinka Stockholm, Orebro, Boras, Vasteras, Norkoping iyo Gavle.
Cabdulqaadir Suudaani
Cabdiraxmaan Shiine
Maxamed Aadan
Aadan Laftagareen
Korneel Mustafa Diini
Cabdalla Afrax Maxamed
C/qadar Xasan Mursal ( SALAS)
Cabdullaahi Xasan Mursal
Cabdullaahi Aadan Cali
Cabdullaahi Ooyow
Siraaji Cismaan Xamari
C/casiis Maxamed Axmed (Dhegacade)
Maxamed Xuseen Fiidow
Abuukar Sheekh Cabdullaahi
C/qaadir Abuubakar Sheekh
Chief Sagaareey
Mahad Shariif Maxamed
C/casiis Sheekh Nuurow
C/qaadir Yuusuf Axmed
C/qadar Cabdi Shire
Zahra Maxamed Nuur
Zahra Cabdiladhiif
Zahra Cabdulqaadir
Xabiibo Dhaayow
Xabiibo Cabdiraxmaan
Nadiifo Aadan Cumar
Faadumo Maxamed Ibraahim ( Faadumo Sanweyne)
Fardowso Cabdi Cali
Maryan
Faadumo Cabdiraxmaan
Aniso Shariif Maxamed
Xaawoluul Xasan Mursal
Isaakh Mad Isaakh
Qaban qaabiyayaasha aaska Sheekh Mursan ayaa waxa ay kala yihiin.
C/qaadir Suudaani,
C/raxmaan Shiine,
Abuukar Sheekh Cabdullaahi,
C/qadar Xasan Mursal ( SALAS)
Cabdalla Afra iyo Macalin Xasan Qaadi.
Tacsiyo taas lamid ah ayaa waxaa sidoo kale dirayo jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee dalka Itoobiya oo uu u horeeyo gudoomiyaha jaaliyadda Cumar Cabdi Cismaan ( SDM)
Cali Afrika
Dr Ibraahim Yarow
Ibraahim Maxamed Buule
INNAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Guud ahaan warbaahinta Arlaadi ayaa sidoo kale tacsiyo tiiraanyo leh u dirayso qoyskii iyo eheladii Sheekh Mursal waxayna Illaah uga baryayaan inuu Janadii Fardowso ahayd geliyo Aamiin Aamiin.