Inaanililaah Wa inaa Ileyhi Raajicuun Dr Cabdalla Maxamed Husein oo ku geeryoodey Dalka Turkiga

0
93

Dr. Abdalla`s Photo`s 024Inaanilaahi wa inaa ilehi raajicuun waxaan maanta dalka turkiga magaalada istanbuul ku geeryoodey Alaha u Naxariistee Marxuun Dr  Cabdla Maxamed Husein oo mudo isbuuc ah xanuun ugu jirey isbitaal ku yaala Magalada Istambuul.

Marxuunka ayaa waxaa uu ka mid ahaan jirey dhaqaatiirtii ugu weynaa ee dhinaca haweenka Genecolog wuxuuna kasoo shaqeeyey cisbitalada Magalada Muqdisho, Burburkii dowlada ka dibna wuxuu ka shaqeyn jirey cisbitaalka SOS ee ku yaala magalada muqdisho.

Hadeynu nahay bahda Daafeet.com waxaanu lenahay samir iyo iiman alaha naga siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodeyna samir iyo iiman alah ka siiyo janadii fardowsana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin.

Daafeet.Com