Dhegayso…Shirka maamul u samaynta KoonfurGalbeed oo loo balamay 27 bishan

0
35

baydhabooKulamo aan loo kala kicin oo maalmihii lasoo dhaafay ay Malaaqyada Digil iyo Mirifle ay ku lahaayeen magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa waxaa maanta looga dhawaaqay in 27 bishan aynu ku jirno ee Abriil magaalada Baydhabo ka furayaan shir maamul goboleed loogu samaynaayo gobolada lixda ah ee KoonfurGalbeed oo kala ah Jubada hoose,Jubada dhexe,Shabeelaha hoose,Baay,Gedo iyo Bakool.

Halkan ka dhegayso.

27 bishan oo loo balamay