Halkan ka dhegayso wararka Wadajirradio Atlanta
—Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka qaybgalay shir looga hadlayay amaanka oo ka dhacay Ethiopia.
—-Wasiirka arimaha gudaha oo maanta hortagay baarlamaanka Soomaaliya, su’aalo lawaydiiyana ka jawaabay.
—-Wariye galabta lagu toogtay Muqdisho.
—US Bangiga iyo Xawaalada Dahabshiil oo heshiis wada shaqayn galay
—-Ciidamada Amisom oo qarax lagula eegtay gudaha gobolka Shabeelaha hoose
—-Haweenka gobolka Baay oo u qayla dhaaminaya Barakacayaasha ku nool gobolkaas
—–Shirka maamul u samaynta Koonfurgalbeed oo loo balamay 27 bishan
—–kulan ka dhacay Baydhabo oo laga soo saarey go,aano
—–Maxamed Abdi kaliil Gudoomiyaha gobolka Gedo oo sheegay Axmed madoobe iyo Shakuul inay yihiin ONLF
—–Gaadiid sida shixnado ganacsi oo ay xannibeen Roobabka ka da’aya Bay iyo Gedo
——Shirkii Kismaayo oo laysku mari la’
—–Dowlada Talyaaniga oo puntland ku wareejiyay qalab loogu talagalay ciidamada booliska.
——Sargaal ka tirsan maamulka Galmudug oo Gaalkacyo lagu toogtay.