Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
52

tacsiInaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Reer Xaaji Abicar Cali  iyo Xaajiya Khadiija cabdulle iyo caruurtooda meel walba oo ey joogaan waxaa ey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii iyo qaraabiidii uu ka geeryoodey Alaha u naxariistee Marxuun Dr Cabdalla Maxamed Husein oo shaley ku geeryoodey Dalka Turkiga Magalada Istambuul.

Wexeyna leeyihiin samir iyo iimaan Alaha ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey asagana janadii fardow ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin.

Daafeet.Com