Anigoo ku hadlaya magacayga, kan xaaskayga, iyo magaca reer Suldaanba, waxaan halkan ka tacsiyaynaynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid
Dr. Cabdalla Maxamed Xuseen oo shalayto ku geeriyooday dalka Turkiga.
Waxaan ILAAHA uga baryaynaa inuu marxuumka janadii fardowsa ka waraabiyo, qabrigiisana waasac uga dhigo, eheladii, qaraabadii iyo
asxaabtii uu ka geeriyoodayna uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.