Dhegayso..Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga oo ka jawaabay Su'aalo ay weydiiyeen Xildhibaanada BJFS

0
53

guuleedWasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta hortagay barlamanka si uu uga jawaabo su’aalo ay qabeen Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa waxa weydiiyay Afar mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya .
Shalay ayaa Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ka jawaabay 10 su’aal oo ay weydiiyeen xildhibaanada Barlamanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

 

Halkan ka dhegayso

Maxamedg