Dhegayso..Gudoomiye Hoosoow oo Digniin kama danbays ah u diray NGO-yada ka howlgala gobolka

0
71

hoosoowCabdi Aadan Hoosoow Guddoomiyaha gobolka Baay ayaa kulan uu la qaatay qaar kamid ah Hay’addaha gar gaarka NGO-yada ka howlgala gobolka Baay ayaa waxa uu digniin u diray dhamaan NGO-yada ka howlgala gobolka kuwaasi oo uu sheegay inay u badan yihiin kuwo lacago ku qaata magaca shacabka misna xada oo aan shacabka dhibaataysan soo gaarsiin wixii loogu soo dhiibay

Halkan ka dhegayso

hoosow