Inaalilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun

0
136

tacsiIlaah ha unaxariistee waxaa shaley magaalada baydhabo ku geeriyooday Isaaq Xuseen ku magac dheeraa shaacir loos

Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan Dalkan Masar ayaa waxa ay ka Tacsiyadeynayaa walaal kood Marxuum Shaacir Loos Eheladii iyo qabaaradii uukageeriyooday waxaynu leenahay samar iyo iimaan ilaah hanaga wadasiiyo Inaa lillaah wainaa ileehi raajicuuna.

Daafeet.Com