Dhegayso…Ducaale"Cumar Cabdirashiid iyo Gaandi waxay ku howlan yihiin Iibsashada Xeebaha iyo khayraadka dalka"

0
55

ducaaleAxmed Faarax Ducaale oo isagu sheegta inuu yahay madaxwaynaha Jubbaland State oo Waraysi siinayay Warbaahinta ayaa si kulul oga hadlay arimaha ka soconaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose oo koox beeleedka dhulboobka ah ee Ogaadeen ay sheegayaa inay maamul dhisayaan.

Ducaale ayaa sidoo kale ku eedeeyay Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid inuu markale boorka ka jafayo heshiiskii uu horay ula saxiixday dowlada Kenya ee uu ku doonayay inuu ku iibsado Xeebaha Dalka gaar ahaan tan dhacda Kismaayo.

Halka Gaandi oo kamid ah raga u taagan tartanka riyada ah ee Madaxwaynaha Maamulka laga dhisayo Kismaayo ee Jubbaland inay maal galiyaan Shirkado ajaaniib sida Shirkadda Total iyo Shirkado kale oo doonaya inay la baxaan khayraadka Soomaaliya.

Halkan ka dhegayso

ducaale