Alah u naxariistee waxaa saaka lagu aasey magaalada Muqdisho Dr Cabdalla Maxamed Husein oo ku geeryoodey dalka turkiga magalaada istambuul.
Aaska dr Cabdalla ayaa waxaa kasoo qeyb galey Wasiirka gaashaandhiga Mudane C/xakiin Xaali Fiqi iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada warfaafinta ee dowlada dalka somalaiya iyo dhaqaatiis fara badan oo ay wada shaqeyn jireen.
Daafeet.Com