Shuceyb Jaamac oo ah Gudoomiyaha Gollaha Indheergaradka Puntland ayaa waxaa uu si kulul uga hor yimid Dil shaley Boosaaso loogu geystey 13 Dhalinyaro oo midi eheyd Haweeney
Maamulka Puntland ku xukumey Dil shaleyna lagu fuliyey hadalakii uu ka yirina waatan ee nala dhegeysta.
HALKAN KA DHEGEYSTA
Daafeet.Com