Daad aad u badan oo ku habsadey Degmada Wanleweyn iyo Maamulka Dowlada Federalka oo aan weli u gurman

0
119

daad1Roobab aad u badan ayaa waxaa ey dhalaliyeen daad aad u badan kaasoo dhibaatooyin u geystey shacabka ku dhaqan degmada wanle weyn.

Maamulka degmada ayaadhaliiley dowlada federaalka iyo hey’adaha NGO-yada ee ka shaqeeya gobolka shabeelaha hoose wuxuuna sheegey ineysan waxba u qaban shacabka ku dhaqan degmada wanleweyn.

Maamulkla degmada iyo shacabka ayaa waxaa ey dowlada iyo NGO-yada ka codsadeen in ey si deg deg ah wax ugu qabtaan dadka ey dhibaatada kasoo gaartey daadadkan.

HALKAN HOOSE KA DHEGEYSO CODKA

Daadkii Daafeet

Daad

daad2

daad3

Daafeet.Com