Gudomiyaha Degmada Wanleweyn Isaaq Mama oo la hadley Warbaahinta

0
81

wanleWabiga Shabeele oo ka tirsan wabiyaasha mara Gobolada dalka Soomaaliya ayaa fatahaad xoogan waxa uu ka geystay Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasoo ay ku qaxeen dad kumanan kun kor u dhaafaya.

Guddoomiyaha degmada Wanwalayn ee gobolka Shabellaha Hoose Mudane Isaaq Maama Isaaq Maama oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay Fatahaada wabiga in ay ku geeriyoodeen dad ku u dhaafaya 15 ruux, kumanaan kalana ay guryahooda iskaga carareen.

Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay Hay’addaha gar agarka iyo dowladda in ay lasoo gaarto Gurmad deg deg ah dadka ku dhibaataysan Wanlawayn.

Isaaq Maama ayaa tilmaamay in dad Badan Guryahooda ay Ka Bara Keceen Kadib Markii ay Biyo qaadeen Guryihii ay Degenaayeen waxaana uu sheegay in dowladda Looga baahanyahay in dadkeeda ay difaacdo.

 

HALKAN HOOSE KA DHEGEYSO

 

ISAAQ MAAMA

Daafeet.Com