Dhegayso..Saraakiisha ciidamada Dowlada gobolka Bakool oo sheegay inay dardar gelin doonaan la dagaalanka Shabaab

0
54

askarTaliyaha ciidamada dowlada ee Gobolka Bakool Cali Salaad oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dowlada qorshohooda dagaal ee Gobolka Bakool uu yahay siidardargelinta dagaalada ay kala hor jeedaan Ururka Al-Shabaab inta buu yiri ciidamada Ururka Al-Shabaab ay baaqi ku yihiin qeybo kamid ah Gobolka.

Waxa uuna taliyaha ciidamada dowlada ee Gobolka Bakool sheegay in dagaalkooda ay u badeleen qaab ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, isagoona tilmaamay in cid ku gacan siineysa dagaaladaasi aysan jirin ayaga kaliyana ay ka go’antahay siiwadida dagaalada ka dhanka ah Ururka al Shabaab.

 

Halkan ka dhegayso Warbixinta

 

Odoyaal ka hadley shirka Kismaayo iyo Saraakiisha Bakool wadajir