—Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Weerar Ismiidaamin ahaa oo khasaaro badan geestay oo maanta ka dhacay Muqdisho.
—Xarakada Shabaab oo sheegatay ismiidaamin ay ku geeriyoodeen Kudhowaad 20 ruux in ka badana ay ku dhaawacmeed.
—Xildhibaanada Digil iyo Mirifle iyo madaxweyne Xasan Shiikh oo ku kala booday kulan ay ku yeesheen Villa Soomaaliya.
—Taliyaasha cusub ee ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida oo maanta la dhaariyay.
—Gudiga difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay qaabka loola dagaalami karo Burcadbadeeda.
—-Dayactir laga bilaabay wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.
—Ciidamada Dowlada oo la wareegay degmada Teyeeglow iyo deegaanka moora gaabay.
—Odoyaal ku sugan Kismaayo oo ka jawaabay khudbadii madaxweynaha ee shirkii IGAD.
—Saraakiisha ciidamada Dowlada gobolka Bakool oo sheegay inay dardar gelin doonaan la dagaalanka Shabaab.
—Odoyaasha dhaqanka Gobolka Gedo oo ku shirey Luuq kana soo horjeestay Shirka ka soconaya Kismaayo.
—Ex-Xildhibaan Hilowle Aden oo ka Warbixiyey Khilaaf ka taagan Xulashada Ergada Gobolka Gedo ee Shirka Kismaayo.
—Sicirka iibka xoolaha Nool ee Gobolada Gedo iyo Jdhexe e oo hoos u dhac uu ku yimid.
Halkan ka dhegayso
wadajirradio May 5 2013 kowaad
wadajirradio May 5 2013 Labaad