Ma runbaa in la leexsado cuntada Macaawinada ah ee reer Afgooye loo soo dhiibo.

0
49

macaawinoIyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay is soo tarayeen warar sheegaya in la leexsado cuntooyinka macaawinada ah ee dadka reer Afgooye loo soo diro ayaa arimahaasi iyo arimo kaleba waxaa Maamulka iyo dad Shacab ahba uu ka waraystay arinkaasi wariyaha BBC-da ee magaalada Muqdisho Maxamed Ibraahin Macalimoow.

Halkan ka dhegayso macalimow