Faahfaahin dheeri oo kasoo bexeysa dagalkii shaley ka dhacay Magalada Baydhaba

0
40

baydhabooWaxaan jirtey in dagaal uu shaley gelinkii dambe ka dhacay magalada baydhaba halkaas oo ey ku dagaalamaan ciidamo ka wada tirsan dowlad oo ku sugnaa magalada baydhaba faahfaahin ku saabsan aritaas ayaa waxaa ka war bixiyey Taliyaha cidanka boliska Mahad Cabdi-Raxmaan

Waxaa uu sheegay in ciidamada Militeriga weerarka lagu qaaday ayna jiraan qasaaro ka dhashay, dagaalka hase ahaatee uusan sheegi karin inta uu la egyahay weerarkaas oo ey geysteen ciidanka nabadsugida ee ka howl gala magalada baydhaba.

HALKAN HOOSE KA DHEGEYSO

WARBIXIN BAYDHABO

Daafeet.Com