Xildhibaan Daahir Amiin oo ka hadley isbaaroyinka yaala Gobolka Shabelaha Hoose

0
55

Xildhibaan Daahir amiinXildhibaan Dahir Amiin oo ka mid ah Gudiga Xaquuqul Insaanka Barlamanka ayaa sheegey in wasiirka arimha gudaha lagula xisabtami doono isbaarooyinka sida sharci darada loo soo dhigtey gobolka shabelaha hoose.

Sida eynu ka warqabno isbaarooyinka yaala gobolka shabeelaha hoose waxaa ey kor u dhaafeen 27 isbaaro kuwaasoo  la sheegey in ey inta badan dhigtaan ciidamada dowlada.

Halkan Hoose Ka Dhegeysta

Xildhibaan Daahin Amiin

 

Daafeet.Com