—Madaxweyne Xasan Shiikh oo dalka ku soo laabtay kana warbixiyay safarkiisii.
—Siday aqoon yahanadu u arkaan natiijadii kasoo baxday shirkii London.
—Maamulka Faroole oo reer Puntland qaata ka taagan.
—Wadooyinka Muqdisho oo wali xiran iyo
dadweynaha oo cabasho ka muujiyay.
Wadajirradio may122013…1
—Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay inay xooga saarayso sugida amaanka.
—-Ciidamada xooga dalka oo la tira koobayo.
—Magaalada Hargaysa oo cabasho laga muujiyay gawaarida yar yar.
—-Xarakada Shabaab oo baaq u diray waxgaradka Soomaaliyeed.
—-Ciidamada AMISOM oo qaaday qaar ka mid Isbaarooyinkii dhexdaadsanaa gobolka Sh/hoose.
—Maamulka gobolka Baay oo kulan looga hadlayo amaanka Baydhabo kula qaatay saraakiisha ciidanka iyo odayaasha dhaqanka.
—Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Dowlada ee Gobolka Gedo oo Dowlada Kenya ugu baaqay inay faraha kala baxan arimaha jubooyinka.
—-Qaxooti dib ugu soo laabtay Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
—-Beesha Mareexaan oo dood ka keentay 6 xunbood oo laga siiyay ergada 500ka ah ee doorandoonta waxa loogu yeero madaxweynaha Jubaland.
Wadajirradio may122013…2
—-Odayaal ka digay inay dhacdo doorasho loo galo Madaxweynaha Jubaland.
—-Diyaarad Muqdisho Ka Duushay Kuna socotay Kismaayo oo Dib muqdisho ugu soo laabatay.
—-Shirkii Kismaayo oo xaalad Quus ah galay.
–—Air Uganda oo duulimaad todobaadle ah ka bilaabi doonta
—-Aqoonyahan Cumar Cali Maxamed (Cumar Bikalo) oo aan ka waraysanay Xaalada waxbarasho ee dhalinta Soomaaliyeed guud ahaa kuwa Digil iyo Mirifle si gaar ah.