Gudoomiyaha Maamulka KMG ah ee Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu maanta magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi ka socdey UNDP oo maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.
Wafdigan kasocda UNDP-da ayaa socodkooda Baydhabo ku sheegay Gudoomiye Hoosow inuu ahaa u kuur galida xaaladaha nolosha iyo weliba baahiyaha kala duwan ee haatan ka jira gobolka.
Halkan ka dhegayso waraysiga aan la yeelanay Gudoomiyaha Gobalaka Baay Cabdi Aadan Hoosow.