Boqolaal qaxooti Soomaaliyeed oo kasoo jeeda beesha Gare mudo dheerna ku jiray xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa billaabay inay dib ugu soo laabtaan deegaannadooda, kadib markii sida ay sheegeen ay u adkeysan waayeen xaalado is biirsaday oo isugu jira nolol xumo iyo amni darro.
Degmada Ceelwaaq ayaa ka mid ah Deegaanada Gobolka Gedo ee maalmahii ugu dambeeyey ay soo gaareen qaxootigan halkaasoo ay gaareen ilaa 9 baabuur oo ay saaran yihiin dad ka badan ilaa 240 oo qoys oo qaxooti ah ayna ka muuqato daal iyo diif.
Halkan ka dhegayso Warbixinta
Qaxooti dib ugu soo laabtay Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo wadajir
Asc waxaa ceyb ah in la is jaafeyo waxaad tihiin dad islaam ah war naga daaya qabiilka.
waa ceyb inaad tiraahdo ceyr ayaa idin heysto ceyr waa laf kamid ah habargidir
marka makulatahay in qabiil dhan deegan kiisa inuu kaxukumo taariikhda dib uraac madoobe tankale garre dhan inuu meesha ku idil yahay ha umaleenin waa laf kamid ah iyagana islaqaraabta mida kle kenya iyo ethopia qaxooti kuma ahan gobolo ayey ku leeyihiin wasiiro,xildhibaano odayaal dhaqameed poolice marka hadafirin sxbkey
Asc.waxan.idinshegayaa.gare&qoranyow.wa.labo.qabiil.mit.waasamale.mit.waa.dir..sida.qoraanyow.maxamet.xineftire.maha.dir….marka.tadka.yanla.iskuqaldin.cml
garre iyo matexaan waa labo belood o walaalo ah mis wada dhaqan yaan la is ku mashquulin aqyarta idaab malihidiin garre waa dad alle uu kadhigay dad qa ika ah xoolaha nool iyo dhulba so aflagadada hala joojiyo wax akhlaaq leh matihinee
asc marka hore waxaa iswaydiin
mudan yaa waaye qabiilka garre
intuu kaga jiraa beelaha somalyeed
waxaan walalkey waxan kula talin lahaa
inuu usoo barta beelah seey ukala
soo halgami jireen waala yaqanaa
garre kaalinti uu kasoo qaatay xurnima
doonki soomaliya iyo maanta halaka uukaga jiro waana mahad santihiin walaalayaal qeer badan
Iam digil iyp mirfle kan dhahaayo ceer ayaa idin heesto garre dad laheesan karo miyaad u maleesa ceer dagaalkii d.s.a dii es ee digil iyo mirfke kaga saareen qoryookeey waa la ogaa digil iyo mirfle dagaalka dad badan uguma dhiman ceer ayaa Ku go.ay halmaalin 24qof looga dilay garre waa awooda beelaha kale side garre ceer uga cabsanaayo beelaha kale uguma cabsado jaahil taariiqda ayaa qorto waxwalbo
Ceer baydhawo ayee Ku duuleen wax wee ka qaadi waayeen garre ayee Ku duuleen taariiq xumo ayaa ka raacday qoryooley inee qabsadaan ayee isu dayeen digil iyo mirifle ayaa cashar u dhigay
Ceer waxuu Ku dawa gambadaa waa garre mareexaan mareexaan wa adigan Ku haaye dagaalkii ceelwaaq ma hilmaamtay mareexaan kobteey aaway Ku dhacday adoo isbaheesigii dooxada jubba wato ayaa garre eber kaa dhigay dagaalkii hilaac weeyne mareexaan dhagahoodi ayuu ka guuxooya wali nacas garre waa dowlad madax banaan adoo hawar gidir ogaadeen wato ayaa wax ka qaadi waayay mareexan kaligiisi dagoodi cml Ayaan u fuuqsanaa
Comments are closed.